Waxaan kuu gudbineenaa tusaalo oo aan uguurinay qeebta Filimada ee Fagaare.

Mahadsandiin

See more


Asc wr wb Walaalaha dhamaan

shaqo ayaa ku socota, fadlan markale soo booqo insha Allaah: Asc wr wb Walaalaha dhamaan waxaan ugu bishaareynaa in websitekeenii Tusaalo.net waxbadan kusoo kordhiney waxayaalaha lagu soo kordhiyeyna waa waxbarasho joogto oo qofka soomaliyeed cilmiga aqoontiisa sare u qaadey hadi uu ku xirnaado casharadaas anagoo ah bahda somit waxaan u balan qaadeynaa inaan dadaal dheeraad ku bixina sidaan sare ugu qaadi lahayn cilmiga It-da. Waxyaalaaha ku soo kordhinay waa adigoo si sahlan uga faa'ideysta webkaan adigoo joogo gurigaada.

Markale soo booqo insha Allaah